Dowlada Somalia oo sheegtay iney qaadeyso talaabo ka dhan ah faragelinta Kenya (Akhriso)

War saxafaadeed ku saabsan faragelinta Dowladda Kenya Muqdisho, Soomaaliya February 27, 2020 Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu yeeraysaa Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya iyo falalka xasillooni darrada ah ee ay ka waddo xuduudda labada dal. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddo badan ka dhur-sugaysay in … Continue reading Dowlada Somalia oo sheegtay iney qaadeyso talaabo ka dhan ah faragelinta Kenya (Akhriso)